Wednesday 22 April 2015

MOOWDUUC

Moowduuc Kusaabsan Isbadalka                       Bulshada Soomaaliyeed.


Soomaalida waxeey soo Martay nolol Kalduwan.waxaa kamid Ah reer Guuraaga oo nolol adag soomaray, Tasoo eey kamid Tahay ineey Cad Iyo Caano isticmaali jireen. Waxaa Kaloo Jirtay haraga xoolaha na Lacuni jiray la na xiran Jiray.xili Gaasoo eey san jirin Xoolo beec ah, dhar, rashin iyo Lacag. Waqti gaa soo eheed xorni Madii dalka ka hor. 

              Waxaa dhacday isbadal tar Tiib tar tiib ah in uu yimid.Ta Soo eheed in xoo lihii lagato, in Rashin lahelo, in lacag lahelo. Ganacsigaa soo ka soo gaaray Dalal Ka carabta sida wadanka Yemen. 

 Beeraha wanadan ka awal wax beero Ma la heen ama wax soo saar xaga Beeraha lakiin goor danbe ayaa Lagu dhiiri galiyay in uu dalka Wax lagu beero. waxee na ka bi Laaw deen dhinaca koofureed.waana Meesha ugu soo wax saar ka Badan.mee la has waxa ka mid ah Balad weeyne,jamaame,afgooye,joowhar,qoryooleey,shabeele iyo Beedhabo.qeeraadka ka baxo waxaa Kamid ah   Muuska,canbaha,liinta,qaraha,sisinta,babaayga,isbaandhees Ka,canuuniga,seeytuunka iyo qudaar Kaloo aad u fara badan.

Beera ha waxaa loo wa raa biya lbo Qeeb. marna waxaa lagu waraa biyaa Biyaha roobka,marna matoor ayaa Lagu warabiyaa.

Marka oo matoor ka loo is ticmaa Layo waa markuu wabi oo meesha Kuyaalo.


 video clip kaan waxaa la soo duubay sanad kaan aan kujirno,
muu qaalka aad arki doon taan nah waa dalkii hooyo ee soomaliya.



 

 



No comments:

Post a Comment